<div style="display:none">
</div><?xml version="1.0" encoding="ISO-8859-1"?>

<!DOCTYPE rss PUBLIC "-//Netscape Communications//DTD RSS 0.91//EN"
 "http://my.netscape.com/publish/formats/rss-0.91.dtd">

<rss version="0.91">

<channel>
<title>Gedoweb Online</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index</link>
<description>Gedoweb Online</description>
<language>en-us</language>

<item>
<title>AMISOM: Wafidaga Dowladda ee Imaanaya Kismayo Amankooda Mas&amp;#039;uul Kama nihin</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3911</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://horufadhi.com/wp-content/uploads/2013/03/ciidamada-amisom.jpg&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Taliyaha Ciidanka AMISOM ee ka howlagala maamul goboleedka Jubbaland ayaa markiiba IGAD ay sheegtay in arimaha Jubboyinka Looga dambeeyo waxaa uu ku dhawaaqay in Wufuudda Dowladda ee imaanaya magaalada Kismaayo aanan amaankooda aysan mas'uul ka ahayn</description>
</item>

<item>
<title>Sidee  Bay u Dhacday Cod bixintii IGAD ee Arimaha Jubboyinka: 2 Vs 5</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3910</link>
<description>&lt;div&gt;&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://waamonews.com/wp-content/uploads/2013/04/IGAD.gif&quot; width=&quot;172&quot; height=&quot;119&quot;&gt;Waxaa shalay wadamada Ku bahoobay IGAD ay soo saareen war murtiyeed ay kaga hadleen Somaliya guud ahaan, Gaar ahaan Gobolada Jubboyinka oo ay ku cadeeyeen in arimaha Jubboyinka looga dambeeyo Dowladda Soomaliya&lt;/div&gt;</description>
</item>

<item>
<title>Xasan Sh: &amp;quot;Dameer Malab La Saaraan Ka Dhigay aan Damoon Karine&amp;quot;</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3909</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://www.keydmedia.net/images/sized/article-images/Saacid-620x330.JPG&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Guurowgani waxaa uu tilmaamayaa ujeedooyinka fog ee Dowladda Damuljadiid ee Madaxweyne Xasan Sh iyo Sida uu u bahdilay ragga la shaqeeya ee uu ugu horeeyo RW Saacid oo uu ku Tilmaamay Maqaar saar meel fadhiya iyo waliba inuu garab ka helay beeshiisa si uu u baabi'iyo dadkisa.</description>
</item>

<item>
<title>Repor-kii ay Wasiirada Arimaha Dibadda IGAD Ka Soo Saareen Addis ABaba</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3908</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://rantsofasassystew.com/wp-content/uploads/2011/10/Breaking_News.jpg&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Warbixin ay muddo aruurinayeen wadamada IGAD, ka dib markii ay soo direen guddi xaqiiqo raadin ah ayaa maanta soo baxay, isagoo Ku qoran luqadda Englishka</description>
</item>

<item>
<title>Urur Gobaleedka IGAD ayaa maanta ka hadli Doona Arimaha Jubooyinka</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3907</link>
<description>&lt;div&gt;&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://waamonews.com/wp-content/uploads/2013/04/IGAD.gif&quot; width=&quot;172&quot; height=&quot;119&quot;&gt;Kulan hor dhac u ah shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ayaa saacadaha soo aadan waxa uu ka furmayaa magaalada Adis Ababa ee xarunta wadanka erthiopia waxana qaadan doona wasiirada arimaha dibada dowladaha ku bahoobay IGAD. Howlka kulamdasi ay ka dhici doonan ayaa waxa goob joog noqon doona gudigii xaqiiqa raadinta ee urur goboledka IGAD ay ugu xilsaartay in ay ka soo war bixiyaan xaalada ka jirta jubooyinkaasi.&lt;/div&gt;&lt;br&gt;</description>
</item>

<item>
<title>Ciidamada Jubbaland Waa Ciidan Jubbalanders ah,Muqdishana Ma Hoos Tagaan</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3906</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;images/officevice1.jpg&quot; width=&quot;228&quot; height=&quot;121&quot;&gt; Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland State Mudane C/laahi Sh Ismaaciil Fartaag ayaa maanta si cad u sheegay in ciidamadii faraha badnaa ee ka koobnaa Ehlu-sunna, Raas kambooni iyo Kuwii magaca Dowladda Watay oo dhan maanta laga bilaabo la qarameeyey aysanna hoos tagin Dowladda Federaalka Soomaliya, laakiin ay yihiin Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland</description>
</item>

<item>
<title>IGAD oo aanan wali Go&amp;#039;aankeeda soo Bandhigin, Laakin Warar Ka soo Baxayaan</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3905</link>
<description>&lt;div&gt;&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://waamonews.com/wp-content/uploads/2013/04/IGAD.gif&quot; width=&quot;172&quot; height=&quot;119&quot;&gt;Xubnihii xaqiiqo raadinta ee IGAD ee dhawaan socdaalada ku marayey wadanka Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho iyo Kismaayo ayaanan wali wax war bixin ah ka soo saarin arimaha xaqiiqo raadinta, balse sugaya shirka OAU-da dhamaadkisa.&lt;/div&gt;&lt;br&gt;</description>
</item>

<item>
<title>RW Saacid waxaa uu Khatar ku Yahay Midnimada Soomaliya, Gaar Ahaan Beesha Sade</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3904</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://www.24point0.com/ppt-shop/media/extendware/ewminify/media/inline/2/6b/26baaa/gedo-somalia-ppt-map.jpg&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Waa ra'iisul wasaarihii ugu horeeyey oo ku mashquula kala qaybinta dadkiisa iyo deegaankiisa, si uu ugu abuurto kooxo aan damiir lahayn oo isaga uun ka amar qaata. Tilaabada ay qaadatay dowladda tabarta daran ee uu hogaamiyo xasan Sh Maxamud ma aha markii ugu horeysay ee ay soo adeegsato RW Saacid si uu u kala dhantaalo midnimada Beesha Sade iyo Gobolka Gedo dadka ku nool</description>
</item>

<item>
<title>Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Gen Fartaag oo Baaq U diray Xasan Sh</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3903</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/05/Fartaag.jpg&quot; width=&quot;160&quot;&gt;Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland State General C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada Kismaayo iyo Dowladda Federaalka diidmada ay ka muujisay Maamulka Jubbaland.</description>
</item>

<item>
<title>Nin sigtay Ma Noola: Mooshinkii la Laalay Maxaa xigi Doona?</title>
<link>http://www.gedoweb.com/index/modules.php?name=News&amp;file=article&amp;sid=3902</link>
<description>&lt;img border=&quot;0&quot; align=&quot;left&quot; src=&quot;http://www.keydmedia.net/images/sized/article-images/Saacid-620x330.JPG&quot; width=&quot;160&quot;&gt;RW soomaaliya Saacid Shirdoon waxaa uu qarka u istaagay in uu xilkiisa ku waayo cod maanta loo balansanaa in laga doodo, taasoo suurtagali wayday ka dib markii gudoomiyaha baarlamaanka Mudane Jawaari uu sheegay inaysan jirin kooram dhamaystiran oo cod qaada</description>
</item>

</channel>
</rss>