Welcome to Gedoweb Online
Welcome to Gedoweb Online

Information (Waraysiyada)
  





 

4:00PM 
7:00PM
 8:00PM
BBC L. Afka Soomaaliga
Balanbal.net

Bilaajo
Borama N Network 
Boocame
Boondheere
Bartamaha
Baafin.com
Dayniile
Dar-Alhijra
Doollo
Dulmane.com
Dadkeyga.com

Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
DayniileOne

Gedonet
Gedoweb
GedoMedia 
Gedoonline
Garowe Online
Geeska Afrika

Goobjoog

Hobyonet 
Homeland.Net
Hiiraan State
Hiiraan Center

Halgan.net
Hadhwanaag News
Halgannews
HornAfrik Online

Ilaqosal
Ilamos

Jowhar.com
Jijigawe
Jannaale
Jiimonet

KASMO
Kilili 5aad

Lughaya
Laasqoray

Saadaal Media (Saadaal.com)
 
Madaxii shirkadda Barakaat iyo laamaheeda oo laga saaray liiska argagixisada
Gedoweb Online Gedo
Wednesday, February 22 @ 10:54:28 EST
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si rasmi ah u qaadday xayiraaddii saarneyd maamulihii shirkadihii la oran jiray Al-Barakaat iyo laamaheeda kala duwan kadib markii lagu daray liiska argagixisada, iyadoo lagu eedeynayey taageero ay siiyaan ururka Al-Qaacidda.

(Read More... | 8526 bytes more | Score: 0)
Baydhabo oo gacanta lagu dhigay
Gedoweb Online Gedo
Wednesday, February 22 @ 10:26:36 EST
Wararka hadda naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegayo in ciidamada DKMG iyo kuwa Ethiopia ay qabsadeen galabta magaaladaas kadib markii ay saacado ka sii horeeyey baneeyeen dagaalyahannadii Al-Shabaab.

(Read More... | 6922 bytes more | Score: 0)
Nin Jareerweyne ah oo Beesha SADE u Matalaya Shirka London. Waa maxay Sababtu?
Gedoweb Online Gedo
Wednesday, February 22 @ 10:18:47 EST
Waxaa Maalmihii ugu danbeyay ka socday Magaalada Nairobi howlo lagu diyaar garobayay ka qayb galka Shirka Somalida ee Magaaalaa London ka dhacaya, ka qaybgalka Shirkaasi ayaa waxaa uu buuq iyo sawaxaan badan ka dhaliyay Safaarada UK ay ku ledahay Magaalada Nairobi ee Wadanka Kenya.

(Read More... | 11911 bytes more | Score: 0)
Ciidamada Ethiopia oo ka baxay Beledxaawo iyo dhaqdhaqaaqyo ka socda Gedo
Gedoweb Online Gedo
Wednesday, February 22 @ 02:35:27 EST
Wararka ka imanayo gobolka Gedo ayaa sheegayo in ciidamada Ethiopia ay xalay gebi ahaanba isaga baxeen degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo oo muddooyinkii u dambeeyey ay ku sugnaayeen.

(Read More... | 1688 bytes more | Score: 0)
Imaamka Al-Azhar oo taageeray shirka arrimaha Soomaalida ee London
Gedoweb Online London
Tuesday, February 21 @ 21:54:55 EST
Imaamka hay’adda Al-Azhar ayaa shaaca ka qaadday in uu ku faraxsan yahay shirka Soomaalida loogu qabanayo magaalada London maalinta Khamiista ah ee soo socota, wuxuuna ku tilmaamay mid ay adduunyadu wax kaga qabaneyso dhibaatada dalka.

(Read More... | 3543 bytes more | Score: 0)
Ciidamada DKMG iyo kuwa Ethiopia oo ku wajahan Baydhabo
Gedoweb Online Gedo
Tuesday, February 21 @ 20:52:06 EST
Ciidamo fara badan oo isugu jiro Soomaali iyo Ethiopian ayaa ku fool leh magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaas oo ay ka taliyaan Xarakada Al-Shabaab.

(Read More... | 1970 bytes more | Score: 0)
HRW:-Shabaab khasab ayey ku askareeyaan caruurta,dumarkana xoog bay ku guursadan
Gedoweb Online Gedo
Tuesday, February 21 @ 10:27:49 EST
Hay'adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ee fadhigoodu yahay dalka Mareykanka ayaa si kulul ugu eedeysay Xarakada Al-Shabaab in ay si ba'an u askareso carruur aad u yar yar oo ku nool deegaannada ay ka taliso.

(Read More... | 2281 bytes more | Score: 0)
Abuu-Mansuur:-‘’Ciidamo ayaan u dirnay Gedo’’
Gedoweb Online Gedo
Tuesday, February 21 @ 02:34:30 EST
Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo kamid ah saraakiisha ugu sareysa Xarakada Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaadday in ciidamo si aad ah u hubeysan ay u direen gobolka Gedo si ay ula dagaalamaan kuwa dowladda KMG iyo xulufadooda gobolka ku sugan.

(Read More... | 1535 bytes more | Score: 0)
Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Britain, kana qeybgalayo shirka Soomaalida
Gedoweb Online London
Monday, February 20 @ 21:01:22 EST
Waxaa Airport-ga caalamigaa ee Heathrow Airport abaaraha 04.00pm ee galabta ka soo dagay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland state of Somalia Dr-Axmed faarax ducaale oo lagu wado inuu qayb ka noqdo wafuuda soomaaliyeed ee kusoo qulqulaya magaaladan London ee dalkan ingariiska,kuwaasoo ka qayb gali doona shirka lagu qaban doono magaaladan London 23/02/2012.

(Read More... | 1818 bytes more | Score: 0)
Warbixin: London oo lagu qulqulayo iyo shirka oo loo dheg-taagayo
Gedoweb Online Nairobi
Monday, February 20 @ 08:31:05 EST
Maalmo ka hor furitaanka shirka arrimaha Soomaalida looga hadlayo ee ka dhacayo magaalada London ee caasimadda dalka Britain waxaa ku qulqulayo magaaladaas madax fara badan oo intooda badan ka tagayo Somalia.

(Read More... | 2694 bytes more | Score: 0)
Howlgal baaritaan ah oo ka socda Muqdisho
Gedoweb Online Gedo
Monday, February 20 @ 08:08:44 EST
Ciidamada dowladda KMG ayaa degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgal ballaaran oo baaritaan ah, kaasoo lagu galayo guryaha, goobaha ganacsiga iyo aagag la tuhunsan yahay.

(Read More... | 1549 bytes more | Score: 0)
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Libya oo dooratay Suldaan mideeya
Gedoweb Online Nairobi
Sunday, February 19 @ 21:26:52 EST
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Libya gaar ahaan caasimadda dalkaasi ee Tripoli ayaa maanta waxay si rasmi ah u doortey Suldaan cusub kaasi oo ay ka wada  mideysan yihiin Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Libya.
(Read More... | 3799 bytes more | Score: 0)
Guddoomiye Awlibaax oo ka waramay sababtii ay uga baxeen shirkii Garowe
Gedoweb Online Nairobi
Sunday, February 19 @ 21:06:25 EST
Gudmiyaha Ahlusunna Waljamacaa ee Gobolada Konfureed Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf Awlibaax  aya manta waxa uu shir jaraid ku qabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya.
(Read More... | 3408 bytes more | Score: 0)
Ugaas Maxamed Ugaas Yarow oo loo caleemo Saaray Ugaaska Xasan Gaalshireedle
Gedoweb Online admin
Sunday, February 19 @ 13:33:55 EST
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay,islamarkaana ku aadanayd Caleemo saarka Ugaaska Beelaha Xasan Gaashireedle oo ka dhacdey Degmada Luuq ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ugaasyada beelaha kale ee Somaliyed ee degmada Luuq,Odoyaal dhaqameedyo,Culama,udiin,Aqoonyahano,Haween iyo Waxgarad kale gedisan oo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Gedo iyo Marti sharaf kale oo lagu Casuumay oo ka kala yimid Gobolada Bay iyo Bakool.
(Read More... | 2060 bytes more | Score: 0)
Ex Amb. Xildhibaan C/salaam Macalim Aadam"Gedo way ku Tacadisay Kenya"
Gedoweb Online admin
Sunday, February 19 @ 13:27:47 EST
Xildhibaan C/salaam Macali Aadam oo ah xildhibaanka DFKMG ah, kana soo jeeda Gobolka Gedo ayaa eedayn dusha kaga tuuray Ciidamada Dowladda Kenya, kana waramay dhibaatooyinka iyo tacadiyada ay ku hayaaan gobolada koonfureed gaar ahaan gobolka Gedo
(Read More... | 1056 bytes more | Score: 0)
Ardaydii ugu horeysay oo ka Qalin jibisey Jaamacada Gedo (Sawiro)
Gedoweb Online admin
Sunday, February 19 @ 04:29:47 EST
Qalan jebinta Ardeydani ka qalin jesey Jaamacada Gedo ee ku taala gudaha degmada Baardheere oo ah Ardeydii ugu horeysay ee ka qalinjebisey Jaamacada Gedo,gaar ahaan  Labada Kuliyadood ee kala ah Maamulka iyo Maareynta iyo weliba Qeybta kale ee Barashada Aalada Cilmiga Computarada ayaa tiradoodu waxay dhameyd ilaa 20 Ardey.iyadoo ardeydaasina la gudoonsiiyey Shahaadooyin heer Jaamacadeed ah.
(Read More... | 4048 bytes more | Score: 0)
Ciidamo hor leh oo Ethiopian ah oo soo galay Luuq, qaarkoodna u jiheystay………
Gedoweb Online Gedo
Sunday, February 19 @ 03:41:12 EST
Ciidamo cusub oo Ethiopian ah oo ka yimid dhanka magaalada Doolow ayaa buux-dhaafiyey degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaasoo ay horay u joogeen askar kale.

(Read More... | 1336 bytes more | Score: 0)
Maamulka Somali Central State oo lagu martiqaaday shirka London
Gedoweb Online Nairobi
Sunday, February 19 @ 02:42:51 EST
Maamul goboleedyada ka qeybgalayo shirka 23-ka bishan ka dhacayo magaalada London ee caasimadda dalka Britain waxaa kamid ah kan Bartamaha Somalia (SCS) kadib markii casuumaad loo soo diray.

(Read More... | 1615 bytes more | Score: 0)
Wargelin: Farmaajo oo ka qeybgalayo shirka Somali Peace and Hope Conference
Gedoweb Online London
Saturday, February 18 @ 21:00:07 EST
R/wasaarihi hore ee Somalia  Farmaajo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shirka Somali Peace and Hope Conference  uga qaybgalayo Wadanka Holland, Shirkan ayaa waxaa uu ka dhici doona  Magaalada  The Hugue ee Wadankaas.

(Read More... | 744 bytes more | Score: 0)
Garaad Maxamed Sh.Maxamud oo Qado sharaf u Sameyey Hogamiyayaasha SADE
Gedoweb Online admin
Saturday, February 18 @ 13:56:12 EST
Kulan Qado sharaf ah oo si heer sare loo soo agaasimey ayaa shaley waxaa uu ka dhacay gudaha degmada Baardheere,iyadoo kulankaasi oo uu soo qaban qaabiyey Garaad Maxamed Sheekh Maxamuud ayaa ujeedadiisu ahayd is barasho iyo sidii Odoyaasha dhaqanka Beelaha ku dhaqan degmada Baardheere ay u yeelan lahaayeen Wada shaqeyn joogto ah.(Daawo Sawirada)
(Read More... | 2729 bytes more | Score: 0)
Old Articles (Wararkii Hore)

Saturday, February 18
· Ciidamada Ethiopia oo gawaari fara badan ku qabsaday Doolow
· Maxay yihiin qodobada lagu heshiiyey shirkii wada-tashiga?
· Jaaliyadda Soomaalida Libiya Oo Dooratey hoggaan ka soo jeeda Gedo, Jubbooyinka.
Friday, February 17
· Shirkii Garowe II oo la soo gabagabeeyey kadib ismari waa ba'an
· Britain oo faahfaahin ka bixisay ajandayaasha shirka London
· Kenya: Askari ayaa geeriyooday, afar Shabaab ahna waa la dilay, hubna…’’
· Warar dheeraad ah oo ku saabsan ismiidaamin ka dhacday xarunta CID-da
Thursday, February 16
· Gabay ku saabsan dhibaatada uu qoriga ku hayo qaranimada dalka by: Cabdirashiid
· Golaha wasiirrada oo ku baaqay in Somalia laga qaado cuno-qabateynta hubka
· Wafuud ka socota AhluSunna oo gaaray Garowe iyo shirka oo galay maalintii labaad
· Shirar lagu taageerayey Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo Garbahaarey ka dhacay
Wednesday, February 15
· Puuntland oo beenisay in ciidankeeda laga dilay 15-askari
· Wajiga labaad ee shirka wada-tashiga oo galabta ka furmay Garowe
· Dagaal ka qarxay meel u dhow degmada Ceel-Cadde
· Banaan-bax looga soo horjeeday Shabaab iyo Al-Qaacidda oo Muqdisho ka dhacay
· ICG report: The Kenyan Military Intervention in Somalia
Tuesday, February 14
· R/wasaare Gaas oo gaaray Puntland iyo shirka Garowe 2 oo berri furmayo (Daawo)
· Shir looga hadlayey xeerka isgaarsiinta dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
· Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda dagaallada duleedka Muqdisho
· Laba ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada oo isbeddel lagu sameeyey

Older Articles

 
Barnaamijyo










Dufacaddii ugu horaysay oo ka Qalinjabisay Jaamicadda Gedo (University of Gedo)


"SSC" Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together By Dr Sadia A Aden 
 

Isaamic Prayer Time (Waqtiyada Salaadda)

 
Mathematical Miracle of Quran
Search (Raadi)


Big Story of Today
Today's most read Story is:

Ciidamada Ethiopia oo ka baxay Beledxaawo iyo dhaqdhaqaaqyo ka socda Gedo
Gedoweb Online is your trusted news site
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 6.17 Seconds