Gedoweb Online

Contact us at Gedoweb@gedoweb.com. >>>The Most Reliable News Network>>>>We Just Report


Waraysiyada iyo Maqaalada


 

Daawo Video Cusub oo Ku Saabsan Socdaalkii Gudoomiye C/Nuur ee Holland








Waraysi: Dr Cabdi Shire iyo Buugiisa Cusub ee "Hogaaminta Wanaagsan"









Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtra Ku Dayasho Mudan by Garjeex







Saadaal Media oo hawada dib ugu soo noqday 



 
 
Wargayska Gogol 
AminArts
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Abaaqaroow
Adaltribune
AllBanadir
Alldalka
Allsomali
Allwadani
Allgedo.com
AllPuntland.Com
Allceeldheer
 Ambcom  aqaad.
Banadir City
.Bilansom.
Banadircity.net
BlueStar studio
Banadir
Banaadiri
BBC Somali
Biyokulule
Boramanews.com
Buuloburde
Buurhakaba
Baraawepost
.Puntlander

Caabudwaaq Online 
 Ceel-Cadde 
Calayaale
Cowslafil.com
Ceel-waaq
Carmooyin.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid 
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Doollo
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
.Galgaduudpost
Ganane
Godeynews
Gendershe.com
Gobeey
Geedoole
Gedonet
Gedoland
Goobjoog
.Ufurow
Hillaac.ne
Huriwaa
homelandmedia
Hiiraan
History of Banadir
Hamarey
Harardhere
Harowo.com
Halgan.Net
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
HorseedNet
 
iQraPress
Idamaale
Irinnews
 Ilays
Jowhar.com
Jammaame
Janaale
Jubanet
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis
Luuq.com
Luuq.Net
 
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Mudug online
Onkod
Qaranimo
Qaadisiya.com
Qorahay
Runta
 Somalitimes 
RSTV Online
Radio free Somalia
Radio Laascaan
Radio Banadir
Sahanradio.
 
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalia News
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen

Somalitimes
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
.Waagacusub
 Wordsom
Talowanaag
.Waayah
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
 
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Xurnimo
Xaraash

  
Meydka afar askari oo Ugandese ah oo Muqdisho lagu dilay oo dalkooda la geeyey
Muqdisho Thursday, September 02 @ 15:21:01 EDT
Meydkooda ayaa loo qaaday, lana geeyey dalka Uganda afar askari oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM, Uganda-na u dhashay oo dhawaan lagu dilay weerarro duqeyn ah oo lagu bartilmaameedsaday xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

(Read More... | 1117 bytes more | Score: 0)
Xildhibaanno eedeeyey xukuumadda Cumar C/rashiid iyo hay'adda UNDP
Muqdisho Thursday, September 02 @ 14:21:04 EDT
Kulan ay galabta magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Somalia ayey si kulul ugu eedeeyeen xukuumadda ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake in ay ku tumatay axdi ku meel gaarka ee dalka, kuna dhacday khiyaano qaran.

(Read More... | 1842 bytes more | Score: 0)
Turkiga oo la wareegay hoggaanka ciidamada la dagaalanka burcad badeeda Somalida
Caabudwaaq Thursday, September 02 @ 09:36:29 EDT
Dalka Turkiga ayaa hadda hoggaanka u qabtay ciidamada wadamada kala duwan ka socda ee xeebaha u dhaw kuwa Somalia kula dagaalamo kooxaha burcad badeeda Somalida 1-September ilaa 1-December 210 ayaa Turkigu horkici doonaa howshan sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda.

(Read More... | 1480 bytes more | Score: 0)
Suuqa Bakaaraha oo la weeraray
Muqdisho Thursday, September 02 @ 08:51:39 EDT
Ciidamada AMISOM ayaa maanta madaafiic la dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay duqeynta ay dad ku dhinteen, qaar kalana ku dhaawacmeen.

(Read More... | 1563 bytes more | Score: 0)
Midowga Yurub oo howlgalka AMISOM siiyey 47-million euros oo lacag dheeraad ah
London Thursday, September 02 @ 08:18:51 EDT
Ururka Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in uu ballaariyey taageeradiisa howlgalka Midowga Africa ee Somalia ee loo yaqaano AMISOM oo uu markan ugu deeqay lacag gaareyso 47-million oo Euro ah.

(Read More... | 1812 bytes more | Score: 0)
Dhibaatada Carruurta iyo dagaallada Somalia by: Eng.Abdirashid Ismail Nor
Opinion Thursday, September 02 @ 07:57:25 EDT
Khilaaf kama taagna in caruurta somaliyeed ay baahanyihiin nolol,daryeel iyo xanaano ayna unugul yihiin nabadda si loogu dhiso mustaqbal wanaagsan loona helo ubad badbaado leh.

(Read More... | 9371 bytes more | Score: 0)
Maanso- Dareenlaawe waxaa tiriyey abwaan Durraan Shirwac
London Thursday, September 02 @ 07:45:11 EDT
Maansadan aan ugu magac daray( Dareenlaawe) waa maanso ka hadlaysa Marxalada maanta dalkeenii hooyo uu marayo,taasoo ay sababtey diritan iyo colaada ba,an oo dad iyo duunyaba saamaysay dalkeenii hooyo gaar ahaan Magaala madaxdii mugdishu,taasoo ay ka danbeeyaan oo ay hurinayaan kooxodad Diin ku qaraabta iyo dawlad isku sheega hada jirtaahi.

(Read More... | 5433 bytes more | Score: 0)
Xusuus gaar ah geeridii wariye Cabdiqaadir Kaskey by: Maxamed Xasan Haliil
Nairobi Thursday, September 02 @ 07:35:28 EDT
Horaaantii aan ku bilaabo dhambaalkaygaan Xambaarsan Murugada 3 sanad jirsatay inay geeridu tahay Xaq ifkana aan lagu waarayn marka xigto waxaan illaah oga baryayaa Maruuxmka Geeriyooday ee ka baxay dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaana Bahda saxaafada reer Gedo & saaxiibada kale ee aan aan anigu kamid ahay intaa dabadeed waa nin ceenkaa ah wariye C/qaadir Mahad Macalin ''Kaskeey'' .

(Read More... | 6894 bytes more | Score: 0)
Isku dhac hubeysan oo dhexmaray Xisbul-Islaam iyo koox maleeshiya ah
Muqdisho Wednesday, September 01 @ 16:08:08 EDT
Iska hor-imaad galaaftay nolosha hal askari iyo dhaawac mid kale ayaa galabta ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo dhexmaray ciidamo kala taabacsan Xisbul-Islaam iyo koox maleeshiya ah oo la sheegay in ahaayeen kuwa aan soomin oo hubeysan.

(Read More... | 1239 bytes more | Score: 0)
Midowga Africa oo sheegay in AMISOM aysan Somalia ka baxeyn waqti xaadirkan
Sudan Wednesday, September 01 @ 14:33:15 EDT
Guddoomiyaha ururka Midowga Africa ee howlaha amniga iyo nabadeynta Ramatane Lamamra ayaa diiday in xilligan ay Somalia ka baxaan ciidamada AMISOM ee ku shaqeynayo magaca AU-da oo dhaliilo badan loo soo jeediyey.

(Read More... | 1590 bytes more | Score: 0)
SYDC oo cambaareeyey falkii foosha xumaa ee shalay lagu laayey dadka rayidka ah
Nairobi Wednesday, September 01 @ 13:47:44 EDT
Ururka dhallinyarada qurbo-joogta Soomaaliyeed ee SYDC wuxuu cambaareynayaa qaraxyadii shalay wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho lagula beegsaday dad rayid ah oo aan waxbo galabsan, isuguna jiray rag, dumar iyo arday Iskuulaadka wax ka dhigto,halkaasoo lagu dilay dad ku dhaw 10-qof, tiro 25-gaareysana ay ku dhaawacmeen.

(Read More... | 2509 bytes more | Score: 0)
Waligaa miyaad maqashay taleefan soo dhacay baa dad dilay?
Nairobi Wednesday, September 01 @ 10:19:17 EDT
Saacad qura ayaa laga soo bilaabo xuduuda Kenya ay la wadaagto Somalia ilaa magaalada caasimadda ah ee Nairobi waxaa is-qabsaday war bora-bogaando ah oo ku saabsan in taleefanadu ay la qarxayaan dadka, qofkii qabta taleefan aanu garaneynina uu dhimanayo.

(Read More... | 3226 bytes more | Score: 0)
Sh.Cali:-''Waan ognahay in diyaarado wax duqeeyo ay dagaalka geli rabaan''
Muqdisho Wednesday, September 01 @ 09:11:04 EDT
Wakiilka ururka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir ayaa maanta shaaciyey in ay Shabaabku ka war qabaan qorshayaal ay dowladda KMG iyo ciidamada Midowga Africa wadaan oo ku saabsan in dagaalada Muqdisho ay qeyb ka noqdaan diyaarado wax duqeeyo.

(Read More... | 1750 bytes more | Score: 0)
Maxamed Dheere oo beeniyey in gurigiisa ay Al-Shabaab la wareegeen
Muqdisho Wednesday, September 01 @ 09:06:58 EDT
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay sheegasho ka soo yeertay Xarakada Al-Shabaab oo aheyd in gurigiisa oo ku yaalla degmada Boondheere ay la wareegeen dagaalyahanada kooxdan.

(Read More... | 1440 bytes more | Score: 0)
Wariye u shaqeynayey Idaacadda Daljir oo la dilay
Caabudwaaq Wednesday, September 01 @ 08:34:50 EDT
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa fal dil ah loogu geystay wariye ka tirsanaa Idaacadda Daljir, qeybteeda Gaalkacyo.

(Read More... | 1173 bytes more | Score: 0)
Xisbiga Hanoolaato oo war saxaafadeed ku cambaareeyey dagaalada Muqdisho
London Wednesday, September 01 @ 07:48:24 EDT
Xisbiga HANOOLAATO isaga oo aad iyo aad uga xun dagaalada lagu hoobtay ee ka socda caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxa uu ugu baaqayaa dhinacyada dagaalka wada in ay joojiyaan oo wada hadlaan oo caqligu shaqeeyo.
(Read More... | 1499 bytes more | Score: 0)
Dad ku dhaw 10-qof oo ku dhintay qarax Muqdisho ka dhacay galabta
Muqdisho Tuesday, August 31 @ 14:08:46 EDT
Dad badan oo rayid ah ayaa ku dhintay, qaar kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax nooca miinada ah oo dhulka la geliyey oo galabta la qaraxay gaadiid kuwa dadweynaha ah oo ay la socdeen dad rakaab ah.

(Read More... | 1450 bytes more | Score: 0)
Uganda awaits US funds to send troops to Somalia: army
Nairobi Tuesday, August 31 @ 09:45:59 EDT
Uganda is waiting for U.S. funding to send up to 10,000 extra troops to the African Union peacekeeping force in Somalia, Uganda's Chief of Defence Forces General Aronda Nyakairima told the Daily Monitor on Tuesday.
(Read More... | 1693 bytes more | Score: 0)
Yariisow:Toddobaad gudihiisa ayey nagu qaadaneysaa in aan soo afmeerno dagaalka
Muqdisho Tuesday, August 31 @ 08:45:08 EDT
Wasiirka warfaafinta dowladda KMG Eng: Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday in dowladu ay toddoba cisho gudahooda ku soo gabagabeyn doonto dagaalka ay kula jirto kooxaha Islaamiyiinta ee aadka u hubeysan.

(Read More... | 1448 bytes more | Score: 0)
Sh.Aweys oo ka soo horjeestay dalab ka soo yeeray madaxweyne Shariif, eedeeyeyna
Muqdisho Tuesday, August 31 @ 08:30:37 EDT
Hoggaamiyaha ururka Xisbul-Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa si daran u weeraray baaq gurmad codsasho ah oo uu shalay madaxweyne Shariif Sheekh Axmed u diray beesha caalamka oo uu kaga dalbanayey in dowladiisa gacan laga siiyo dagaalka ay kula jirto kooxaha mucaaradka.

(Read More... | 1879 bytes more | Score: 0)
Old Articles (Wararkii Hore)

Tuesday, August 31
· Maamulka Beledxaawo oo amray in loo soo ururiyo Sakaatul fidriga
· Saraakiisha DKMG ee G/Hiiraan oo beeniyey in ay ciidamo Ethiopian ah la socdaan
· Dad ku barakacay degmada Balanballe oo nolol xumo ka cabanayo
Monday, August 30
· Taliska booliiska Uganda oo shaqada ka eryey 20-askari oo lagu eedeeyey in ay...
· Askar ciidamada AMISOM looga dilay Muqdisho, qaar kalana la dhaawacay
· 3-kamid ah xaafadaha B/dhabo oo loo bixiyey magacyo hoggaamiyeyaal Al-Qaacidda
· Xisbul-Islaam oo qiray in ciidamo taageerayo ay Muqdisho soo gaareen
· Madaxweynaha DKMG oo beesha caalamka ka dalbaday in loo soo gurmado dowladiisa
· Dagaal iyo duqeymo mar kale ka bilawday magaalada Muqdisho
· Xoriyadda K/Sudan waa in lagu beddeshaa xoriyadda Somali galbeed by:Gamaandiid

Older Articles

  
Information
 








Waraysi Xiiso Badan oo Gedoweb la Yeelatay prof Cali Malaaq Ahmed iyo Gedo University








Waraysi: C/Laahi Cabdi Ducaale (Ceelbuur) oo Ku Saabsan C/waaq iyo Ceeldibir


Ka'naan Cabdi Warsame (Give Me Freedom, or Give ME Fire) South Africa World Cup











Waraysi ay Gedoweb La YeelataY Aqoonyahan Iraad Xasan Nuur (Eng. Warsame) (Voice _








Socdaalkii Gudomiyaha SDSI Mudane C/nuur Sh C/salaan uu Ku Maray Qaaradda Euroope


Sawirada shir ka dhacay Toronto iyo Ottawa oo deeq loogu aruurinayey Airpor-ka G/haarey>>>>>Daawo Masawirada

Raadi (Search)



Big Story of Today
There isn't a Biggest Story for Today, yet.

All logos and trademarks in this site are property of Gedoweb Online. The comments are property of their posters, © 2005 by Gedoweb .
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 0.20 Seconds