Nagala Soo Xiriira Cinwaanka Gedoweb@gedoweb.com
Gedoweb Online

Waraysiyada iyo Maqaalada
 
Idaacadda Maalinlaha ah ee Markableey Radio, Baardheere, Gedo..




Xuska Dhalashada Nabiga NNK" Waa Bidco: Sh Cumar Faaruq, Sh umal, Sh C/raxman



Daawo Masawirada Shirkii Leicester, UK

  
Daawo Masawirada Xafladd lagu balaarinayo Jaamicadda gobolka Gedo ee degmada B/dheere oo lagu qabtay Nairobi, Kenya


Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan (qaylodhaan). Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. Mu'alafika heestan, Cabdi Shire Ciyaar Jecel ...   
 


Waraysi ay Gedoweb la yeelatay Gudoomiyaha G/Gedo Mudane Xuseen Sh Cabdi Ismaaciil (Fareey): Warysigaas oo dhinacyo badan taabanayo









Xafladdii soo dhawaynta Wasiirka Dib U Heshiisiinta iyo Nabadaynta ee DFKMG ah ee Magaalada London Mudane C/rashid Xaaji Deerow













Hooyo Soomaaliyed oo wiilkeedu ku xiran yahay Guantanamo bay muddo 4 sano Ah DAAWO MASAWIRADA


Xamareey yaa arkay: Halkaan ka daawo masawo cusub oo Xamareey ah

Tasci:Inaa lillah wainaa ilaahi rajicun Marxuumad Xaawo Siyaad  Barre


Degmada B/dheere sanadkii 1940


Somali Guerrilla Chief Says he'll Ignore the truce






Danta Guud by Cabdi Jamac Aw-Aden



Hanaanka dhismaha Gudiyada Qurbajoogta iyo habkii lagu heshiiyey










Ururka Dhalinyarada Caabudwaaq oo taageeray shirka Columbus, OH







Waraysi: Guddoomiyihii Hore ee Degmada G/haarey Nabadoon Gaarane Nuure







Waraysi: Gudoomiyaha Degmada B/xaawo Mudane Axmed Burkuus










Waraysi: Guddoomiyaha Qabanqaabada Shirka Sade ee Columbus, OH Mudane C/Nuur Sh C/Salaan

Talo Keen ahow ama talo raac by Drs Haweeya Maxamed Siyaad






Martiqaadak SDF ay u Fidisay Beesha Sade iyo Shirka Columus, Ohio







Gobolka Gedo oo taageero buuxda u muujiyey Shirka Beesha Sade ee Columbus, Ohio



Maanso gabay "Xasarad" Abwaan Duraan A. Shirwac










HADAAN GAARIN KULA JARIN ILEEYN NOOLASHU GUUL MA LEH by Ayaanle Hiirad

 

 Beesha Reer Nuur Ugaas Diini ee Mareexaan oo dooratay Suldaan Cusub


Daawo Al-Shabaab iyo Qabuuraha waxa kala haysta
 
Way Gaaloobeene Kala Guura
WD: Cali-Daahir X Muxammad

Faallo: Maxaa si ka ah C/risaaq JiiJiile waa fududaadaye
by Xaad

Maqaal: Mudadii Maxaakiimta ilaa iyo Maanta by Cali Daahir

Waraysi: Dr Shaafici oo ka hadlaya cudurka Daacuunka

Waraysi: Gudoomiyaha G/haarey Maxamed Xashi

Cabdi xaaji Goobdoon iyo qoraalkii ka soo baxay DFKMG ah iyo jawaab uu bixiyey Xildhibaan Nuur Mataan

Waraysi: Afhayeenka Maamulka B/dheere Aadan (Barakaale)





Geeisyadii Soomaaliya: Nuur Ibn-Mujaahid, Amiir Nuur, Axmed Gurey





Caleemo saarkii Ugaaska Geri Koombe Daawo Masawirada

Caabudwaaq.co.uk (Bogga Caabudwaaq)
 
Wargayska Gogol 
AminArts
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Abaaqaroow
Adaltribune
AllBanadir
Alldalka
Allsomali
Allwadani
Allgedo.com
AllPuntland.Com
Allceeldheer
 Ambcom  aqaad.
Banadir City
.Bilansom.
Banadircity.net
BlueStar studio
Banadir
Banaadiri
BBC Somali
Biyokulule
Boramanews.com
Buuloburde
Buurhakaba
Baraawepost
.Puntlander

Caabudwaaq Online 
 Ceel-Cadde 
Calayaale
Cowslafil.com
Ceel-waaq
Carmooyin.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid 
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Doollo
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
.Galgaduudpost
 
Godeynews
Gandarshe.com
Gobeey
Geedoole
Gedonet
Gedoland
Goobjoog
.Ufurow
Hillaac.ne
Huriwaa
homelandmedia
Hiiraan
History of Banadir
Hamarey
Harardhere
Harowo.com
Halgan.Net
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
HorseedNet
 
iQraPress
Idamaale
Irinnews
 
Jowhar.com
Jammaame
Janaale
Jubanet
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis
Luuq.com
Luuq.Net
 
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Mudug online
Onkod
Qaranimo
Qaadisiya.com
Qorahay
Runta
 Somalitimes 
RSTV Online
Radio free Somalia
Radio Laascaan
Radio Banadir
Sahanradio.
 
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalia News
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen

Somalitimes
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
.Waagacusub
 Wordsom
Talowanaag
.Waayah
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
 
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Xurnimo
Xaraash

  
Warqad Furan Oo Ka Soo Baxdey Ururka Aqoonyahanadda Gobollada Gedo, Galgaduud &
USA Monday, March 15 @ 14:25:59 EDT
Ku: Madaxweynaha Dawlada Kmg Ah Ee Soomaaliya
Ku: Labada Golle Ee Dawlada Kmg Ah Ee Soomaaliya.
Og: Wax-Garadka & Dhalinyarada Goboladda Gedo, Galgaduud,& Jubooyinka.
Ujeedo: Qaadicid Heshiiska Ahlusuna Waljameeca & Dawlada Kmg ah Ee Magaalada Addis Ababa.
(Read More... | 3255 bytes more | Score: 0)
Xaflad soo dhawayn ah oo SDSI ay u samaysay Xildhibaan Aadan Buulle
USA Monday, March 15 @ 14:20:32 EDT
Xaflad soo dhaweyn ah oo uu soo qabanqaabiye Ururka SDSI oo si heer sare ah loo soo aagsimay siweyna looga soo qaybgalay ayaa loo sameeyey xildhibaan Adan Buulle oo booqasho ku soo gaaray dalka Maraykanka. Xafladda oo si weyn loo soo agaasimay waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo waxgarad badan oo ka tirsan jaaliyadda Sade ee Columbus, Ohio. 
(Read More... | 3463 bytes more | Score: 0)
DKMG iyo Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo heshiis ku saxiixday galabta Addis Ababa
Muqdisho Monday, March 15 @ 13:54:13 EDT
Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia waxaa heshiis ku gaaray galabta dowladda KMG iyo culimada Ahlu-Sunna Wal-Jameeca kadib maalmo shirar ay u fadhiyeen wafuud labada dhinac kala mataleysay.
(Read More... | 2244 bytes more | Score: 0)
Arrin dad badan ka yaabisay oo ka dhacday deg. Takaaba ee G/W/Bari Kenya
Opinion Monday, March 15 @ 12:46:40 EDT
Magaalada Taakaaba ee ka tirsan Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa waxa ka dhacdey arrin Mucjiso ah oo ka yaabisey dadka magaaladaas iyo Soomaalida degan Gobolka Waqooyibari Kenya.

(Read More... | 3604 bytes more | Score: 0)
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho Monday, March 15 @ 08:50:32 EDT
Wafdi uu horkacayo madaxweynaha dowladda KMG ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kadib safarro kala duwan oo ay dalalka dibadda ku soo bixiyeen.
(Read More... | 1435 bytes more | Score: 0)
Xildhibaankii labaad oo iska casilay xubinimada baarlamaanka Somalia
Caabudwaaq Monday, March 15 @ 08:34:59 EDT
Mudanihii labaad oo ka tirsanaa baarlamaanka KMG ee Somalia ayaa isaga baxay oo ka tanaasulay xubinimada baarlamaankaas kadib markii uu maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
(Read More... | 1652 bytes more | Score: 0)
Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo qaadacay heshiiska Addis Ababa ee iyaga iyo dowladda
Nairobi Monday, March 15 @ 07:58:26 EDT
Culimaa u diinka Ahlusunna Wal jamaaca ee ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalkaa Kenya ayaa sheegay maanta inaysan taageersanaayn shirka ka socda magaada Adis abaaba ee xarun dalka Ethiopia kaasi oo ay wada qaadanayaa Dawlada KMG ee Soomaaliya iyo culimada Ahlu-Sunna si ay
 
heshiis u gaaraan. Daawo masawirada
(Read More... | 2496 bytes more | Score: 0)
Hoggaanka Al-Shabaab oo ciidamadiisa ugu baaqay in amarada la faro ay qaataan
Muqdisho Monday, March 15 @ 03:56:57 EDT
Hoggaamiyaha ugu sareeyo ururka Al-Shabaab Sheekh Muqtaar Cabdiraxmaan Abuu-Zubeyr ayaa soo diray khudbad uu ku wajahneyd dhallinyarada la ciidamadeeyey ee Xarakadan u dagaalanta.

(Read More... | 1485 bytes more | Score: 0)
Boqore:-''Waan xanuunsanahay, wayna ii diideen caafimaad dibadeed''
Muqdisho Monday, March 15 @ 03:46:50 EDT
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka DKMG Mudane Cismaan Cilmi Boqore ayaa si adag ugu eedeeyey ra’iisal wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka in ay u diideen caafimaad dibadda ah oo aadi lahaa.

(Read More... | 1877 bytes more | Score: 0)
Agence France Presse: Somali govt forces 'inefficient and corrupt': UN
Nairobi Sunday, March 14 @ 05:55:39 EDT
Despite international assistance the Somali government's military forces are ineffective and corrupt, and it remains dependent on foreign troops for survival, a UN group concluded in a report.

(Read More... | 2205 bytes more | Score: 0)
Heshiiska ay gaarayaan dowladda iyo Ahlu-Sunna oo laga yaabo in uu fashilmo
Caabudwaaq Sunday, March 14 @ 05:49:58 EDT
Waxaa aad looga cabsi qabaa in uu fashil iyo kala tag ku dhammaado heshiis lagu wado in magaalada Addis Ababa ay ku garaan DKMG iyo culimaa u diinka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca markii culimadan ay isku khilaaftay in dowladda lagu biiro.

(Read More... | 2120 bytes more | Score: 0)
Punland oo uu khilaaf ka taagan yahay kadib markii xilka laga qaaday madaxii PIS
Caabudwaaq Sunday, March 14 @ 05:16:10 EDT
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa ka taagay khilaaf ka abuurmay kadib markii Jimcihii la soo dhaafay uu madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Faroolle uu xilkii ka qaaday agaasimahii hay'adda la dagaalanka argagixisada (PIS), islamarkaana uu beddelay magacii laantaas.

(Read More... | 1672 bytes more | Score: 0)
Mareykanka iyo Ruushka oo iska kaashanayo xidida u siibidda burcad badeeda
Djibouti Sunday, March 14 @ 04:57:27 EDT
Dowladaha Mareykanka iyo Ruushka ayaa ku dhawaaqay in iskaashi buuxa oo caalami ah ay ka yeelayaan la dagaalanka kooxaha burcad badeedka Somalida kadib kulan ay qaateen saraakiil kala metaley labada dal.

(Read More... | 1480 bytes more | Score: 0)
Dagaalada deegaanka Bacaadweyn oo sii socda iyo khasaare badan oo ay sababeen
Caabudwaaq Sunday, March 14 @ 04:41:19 EDT
Inka badan toddobaad waxaa uu dagaal wali ka socdaa deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug, dagaaladan oo u dhexeeya beelaha Saleebaan iyo Qubeys ayaa ka dhashay kadib markii la isku qabsaday deegaanno ay wada-degaan beelahan.

(Read More... | 1756 bytes more | Score: 0)
Howgal amni oo laga sameeyey degmada Doolow ee G/Gedo oo dad lagu soo xiray
Gedo Sunday, March 14 @ 04:26:21 EDT
Ciidamada maamulka degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa qaaday howlgal lagu tilmaamay kuwii ugu ballaarnaa oo lagu soo qabtay tiro dad ah oo lagu eedeeyey in ay abaabulayeen falal ka dhan ammaanka degmadaas.

(Read More... | 1307 bytes more | Score: 0)
Wasiirka lacagta oo beeniyey in ay iibsadaan Visaha diblamaasiyiinta la siiyo
Muqdisho Sunday, March 14 @ 04:14:02 EDT
Wasiirka lacagta dowladda KMG Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray Qaramada Midoobey oo lagu sheegay in ay saraakiisha dowladu ay sii iibiyaan Fiisooyinka safarada dibadda loo siiyo.

(Read More... | 1828 bytes more | Score: 0)
HOGGAAMINTA WANAAGSAN (Buug Cusub) Qore:Dr Cabdi Shire Warsame
London Saturday, March 13 @ 18:05:15 EST
Hoggaamintu waxay muhiim u tahay nolosha iyo horumarka aadamiga, habsami u adeegsigeeduna wuxuu suurtogeliyaa in la gaaro halka la higsanayo. Haddii aan hoggaamin jirin laguma guuleysan karo gaaritaanka halka maanka lagu hayo. Siyaabaha ay aqoonyahannada faraha badani ku kala macneeyeen, waxaa ka mid ah in ay tahay saamayn lagu saameeyo dadka; taas oo lagu doonayo in lagu mideeyo tamarta iyo waxqabadkooda  ku aaddan yoolal cayiman.
(Read More... | 7906 bytes more | Score: 0)
Mareykanka oo gaashaanka ku dhuftay in uu howlgal militari ku qaadayo Somalia
USA Saturday, March 13 @ 08:17:50 EST
Dowladda Mareykanka waxay beenisay in ay dowladda federaalka kala qeybgaleyso howlgal la shaaciyey oo ka dhan ah xoogaga Islaamiyiinta, waxaana Mareykanku sheegayaa in marnaba aysan u qorsheyneyn in ay si toos ah u farageliyaan xaaladda Somalia.

(Read More... | 1592 bytes more | Score: 0)
Magaalada Muqdisho oo maanta xasiloon kadib saddex maalmood oo dagaal ka socday
Muqdisho Saturday, March 13 @ 08:04:06 EST
Guud ahaan waxaamaanta degan magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia kadib markii saddexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socdeen dagaallo culus oo u dhexeeyey ciidamada dowladda oo taageero ka helayey kuwa AMISOM iyo kooxaha mucaaradka.

(Read More... | 1371 bytes more | Score: 0)
Maleeshiyada X-Islaam oo ka baxay dagaalka Muqdisho, ma dhabaase inay dowladda..
Muqdisho Friday, March 12 @ 15:23:25 EST
Maleeshiyada qeybta aan badneyn ku lahaa dagaalada magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijinayaa in ay xalay baneeyeen dhufeysyadii ay kaga jireen goobaha ay dagaaladu ka socdeen, waxaana dhanka kale soo baxayo in ay dowladda KMG ku biiri rabaan
(Read More... | 1521 bytes more | Score: 0)
Old Articles (Wararkii Hore)

Friday, March 12
· Saraakiil ka tirsan Ahlu-Sunna oo qaadacay in heshiis lala galo DKMG
· Hay'adda UNHCR oo ka deyrisay dadka xilligan ka qaxayo magaalada Muqdisho
· Jaaliyadda dhallinyarada qurbo-joogta Kenya oo cambaareeyey dagaalada Muqdisho
· Police-ka oo maanta Muqdisho ku soo bandhigay hub la sheegay in mucaaradka....
· Arday ka qalin jabisay barashada saxaafadda oo shahaadooyin lagu siiyey B/xaawo
· Dagaal maalintii saddexaad oo xiriir ah ka socda magaalada Muqdisho
· Boob iyo dhac dalka Koonfur Africa loogu geystay dukaamo ay Somali leedahay
· Ciidamada NATO oo loo kordhiyey xilliga ay joogayaan xeebaha Somalia
Thursday, March 11
· Shabaab oo sheegtay inay askar kaga dileen,gaarina kaga gubeen AMISOM dagaalka
· Laba qof oo caawo lagu toogtay degmada Garacad ee gobolka Mudug

Older Articles

  
Information
 
Xaflad lagu soo dhawaynayo Xildhibaan Aadan Buule oo ka dhacay Columbus, Ohio, oo ay qabanqaabisay ururka SDSI








Hogaaminta Wanaagsan:Buug Cusub Qore: Dr Cabdi Shire Warsame


Kulan Cambaarayn dacwadda loo Haysto Gen Maxamed Cali Samatar-MInneapolis  


Xuska Nabiga ama Mowliidku waa mid ku banaan Diinta Islaamka


Gen Maxamed Cali Samatar oo Dacwad lagu soo oogay


Waa Urur Sidee ah Ahlu Sunna Wajamaaca: Dhagayso



Somali Diaspora Support Initiative


Shirkii Bandhigeedkii Hirda


Hees labaad oo wadani ah muddo 1 bil oo uu qaadayo Cabdi Shire Jooqle
 

I Love Gedoland by Cabdicasis Caanogeel
 (Daawo Bilicda Gedoland)



FREE ABDULLE FROM TORTURE: fadlan ku caawi codkaaga inanka yar


Somalia: Time Line
Muhammad Siad Barre backed 'Scientific Socialism' Born in 1919 Led military coup in 1969; overthrown in 1991 Died in Nigeria, 1995

Raadi (Search)



Big Story of Today
Today's most read Story is:

Ahlu-Sunna Wal-Jameeca oo qaadacay heshiiska Addis Ababa ee iyaga iyo dowladda

All logos and trademarks in this site are property of Gedoweb Online. The comments are property of their posters, © 2005 by Gedoweb .
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 0.65 Seconds