Argagexiso Islaamka Ku Sheegtaye Adigu Ina Ayaad Ahayd! Ina-Bush, Ina-Blair, Ina-Sharoon?
Eeyihii Ameerikow Af Libaax Ayaad Gasheen
Maqal Yaa Mooryaan!
No More Isbaaro No More Afduub
Maxaakiimta Iyo Ololaha Mooryaan Buufinta Ee Magaalada Jowhar
Allaylehee Isbahaysiga Ushaan La Rabay Waa Ku Taal
Isma Dhaanto
Iyo Dhasheed
Gaal Gergaarso Waa Gunnimo
Muslim Gargaarsasana Waa Gobanimo
Laba-Wejiile
Mooryaan Kaqaad Mooryaan Udhiib Maxaakiimta Marootiyaa
Saacad Qof Aadan Ku Baran Sanadna Kuma Baratid
Arrey Imaqal Ama Itoobiyaan Kuu Sheegaa
Arrey kumaqli Maa Minaad Ameerirka Iisheegto
Qareen Qabqable Iyo Qiiro Islaam Isma Qabtaan
Sujuuda Ku Habaara Isbahaysiga Shaydaanka
Miirow Kumarqaantaye
Malaay Mamooday Madfacii
Kala Bax Kitaabkaa Qaba
Bamkii Isbahaysiga Baydhabuu Ku Qarxay
Musiibadii Ka Dhalatay Marti Gelinta Mooryaanta
Muqdisho: Salliingadaan Iska siibay Baydhabay ku Socotaa
Geyrku Wuxuu Lageli La’yahay
Kitaabkii Allaa Gadaal Laga Tuuray
Abaal Marintii Itoobiya:
Intii Idooratayey Iga Guddooma Injirtayda Iyo Aydhiskayga!
BBCda Oo Baafin Doonta Bukaan-Socodka Baarlamaanka
Maandeeq Maxkamadaan Ehee Marna Mooryaan Haii Malayn!
Habar Fadhidaa Lagden Lafudud
Rag Baa Is Hayee Rahu Ha Aamuso
Gun Baa Tiri:
Gaal Baan Ahaye Car Gaal Idheh!
Gob Baa Tiri:
Gaal Baad Tahaye Car Wax Kadheh
Garka Xiir Waxaa Xiga Xijaabka Xoora Xaawaley
Xaqiiqada Soomaalida:
Xal baan Rabaa Xaqana Marabo
Xal baan Rabaa Xilna Ima Saarna
Xal Baan Rabaa Xujana Waan ahay
Bixitaanka Itoobiya:
Beladwaynaan Ka Bixi Bayna Waan Kasoo Gali!
dowlad Baa Wax Bililiqaysatay Iyadana Baab Waaye!
Qaxa Iyo Qaxootigu Waa Mirihii Qabyaaladda!
Qayla-Dhaanta Qaramada Midoobay Waa Qawda Maqashii Waxna HaU Qaban
Xuquuqul-Insaanku Waa
Xasuuqul-insaan
WQ: Cali-Daahir X Muxammad
Mohiyadin@hotmail.com