Gedoweb Online - Gobolka Gedo oo taageero u muujiyey Shirka ka dhici doono Magaalada Columbus, OH

Contact us @ Gedoweb@gedoweb.com. >>>The Most Reliable News Network>>>>We Just Report


Waraysiyada iyo Maqaalada
 
Kooxda Qaylo Dhaan iyo Kawaankii Dadka



 

Daawo Video Cusub oo Ku Saabsan Socdaalkii Gudoomiye C/Nuur ee Holland








Waraysi: Dr Cabdi Shire iyo Buugiisa Cusub ee "Hogaaminta Wanaagsan"









Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtra Ku Dayasho Mudan by Garjeex







Saadaal Media oo hawada dib ugu soo noqday 



 
 
Wargayska Gogol 
AminArts
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Abaaqaroow
Adaltribune
AllBanadir
Alldalka
Allsomali
Allwadani
Allgedo.com
AllPuntland.Com
Allceeldheer
 Ambcom  aqaad.
Banadir City
.Bilansom.
Banadircity.net
BlueStar studio
Banadir
Banaadiri
BBC Somali
Biyokulule
Boramanews.com
Buuloburde
Buurhakaba
Baraawepost
.Puntlander

Caabudwaaq Online 
 Ceel-Cadde 
Calayaale
Cowslafil.com
Ceel-waaq
Carmooyin.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid 
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Doollo
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
.Galgaduudpost
Ganane
Godeynews
Gendershe.com
Gobeey
Geedoole
Gedonet
Gedoland
Goobjoog
.Ufurow
Hillaac.ne
Huriwaa
homelandmedia
Hiiraan
History of Banadir
Hamarey
Harardhere
Harowo.com
Halgan.Net
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
HorseedNet
 
iQraPress
Idamaale
Irinnews
 Ilays
Jowhar.com
Jammaame
Janaale
Jubanet
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis
Luuq.com
Luuq.Net
 
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Mudug online
Onkod
Qaranimo
Qaadisiya.com
Qorahay
Runta
 Somalitimes 
RSTV Online
Radio free Somalia
Radio Laascaan
Radio Banadir
Sahanradio.
 
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalia News
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen

Somalitimes
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
.Waagacusub
 Wordsom
Talowanaag
.Waayah
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
 
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Xurnimo
Xaraash

  
Gobolka Gedo oo taageero u muujiyey Shirka ka dhici doono Magaalada Columbus, OH
Posted by USA
Thursday, May 21 @ 14:54:57 EDT
Headline News Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa waxay sheegeen in ay si buuxda u soo dhaweynayaan Qabsoomida shirweynaha dabayaaqada bishani la filayo inuu ka furmo Magalada  Columbus ee Gobolka  Ohio,kaasi oo ay isugu imaan doonaan Xubno ka kala socda Jaaliyada dibada si ay uga wada la,aan arimo la xariira deegaanada beesha ee ka soo jeeda oo dhibatooyin badani ay ka jiraan.

Shirkani dhowaan ka furmi doona magaalada Columbus oo mudooyinkanba qaban qaabadiisu ay socotey, si weyna looga hadal hayey meelo ay ka mid tahay Gobolka Gedo  ayaa markii ugu horeysay waxaa si buuxda u taageeray ,islamarkaana rajo wanaagsan ka muujiyey shirkaasi, xubno isugu jira Mas,uuliyiin Maamul,Odoyaasha dhaqanka iyo Waxgarad kale oo ku kala sugan degmooyinka Gobolka Gedo

Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo Axmed Maxamed Yuusuf(Burkuus) oo aan la xariirnay isagoo ku sugan Baladxaawo ayaa  rajo wanaagsan waxaa uu ka muujiyey qabsoomida shirkaasi oo uu sheegay in mudo ahba in uu la socdey Qaban qaabadiisa,waxuuna  tilmaamay shirkaasi ay isugu imaanayaan ergooyinka Beesha ee Qurba jooga ah in ay ka soo bixi doonaan natiijooyin wax ku ool ah.

Sidoo Kale. Nabadoon Gaarane Maxamuud oo ka mid ah Gudiga Nabad radinta Gobolka Gedo oo xaley wareysi siiyey Saxaafada ayaa waxuu sheegay Qabsoomida Shirkaasi in uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dadaaladii nabada ee mudooyinkanba ay ka wadeen Gobolka,waxuuna ka codsadey xubnaha ka qeyb qaadanaya Shirkaasi in ay ka dhabeeyaan balantoodii ahayd in ay taageero dhaqaale ku bixiyaan shirkaasi,si buu yiri howsha loo bilaabo.
 

Baaqyo kale gedisan oo ku aadan arimaha  Nabada Gobolka Gedo oo ay horey si gooni gooni ah u ugu soo saareen ,Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Gobolka Gedo.Sheekh Ismaciil Aden Xaji iyo Xildhibaan Maxamuud Sayid Aden oo matalayey Xubnaha DKMG ee ku sugan Dolow ayey labada dhinacba waxay ku muujiyeen sida ay diyaarka ugu yihiin in waxii khilaaf ah oo ka taagan Gobolka in lagu dhameeyo wadahadal nabadeed.


Si kastaba ha ahaatee Guud ahaan Bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa waxay ka dhur sugayaan qabsoomida shirkaasi iyo qodobada ka soo bixi doona, iyadoo natiijooyinka ka soo baxaana shirkaasina ay ku xirnaan doonaan arimo badan oo ay ugu horeyso ,dar dargelinta Howlaha nabada ee iminka ka soconaya Gobolka Gedo,taasoo bulshaduna ay baahi weyn u qabaan



Axmed Cumar  Saalixi

Baardheere,Gedo


 
Related Links
· More about Headline News
· News by USA


Most read story about Headline News:
QORSHE HORUMARIN G/GEDO ( oo ku socda Maamulka cusub) by A/rasak X/farax


Article Rating
Average Score: 0
Votes: 0

Please take a second and vote for this article:

Excellent
Very Good
Good
Regular
Bad


Options

 Printer Friendly Printer Friendly


All logos and trademarks in this site are property of Gedoweb Online. The comments are property of their posters, © 2005 by Gedoweb .
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 0.13 Seconds