|
Waraysi: Guddomiyaha Degmada B/xaawo Axmed Burkuus iyo Shirka Columbus, OH
|
|
Posted by GEDO Friday, May 22 @ 14:19:26 EDT
|
|
 Shirweynaha ka dhici doono Magaalada Columbus,Ohio ,waxaa markii ugu horeysay aragtidiisa ka dhiibtey Gudoomiyaha degmada Baladxaawo Axmed Maxamed Yuusuf(Burkuus) su,aasha ugu horeysay ee aan weydiiyey ayaa waxay ahayd Gudoomiye sidee ayaad u aragtaa shirweynaha Qurbajooga Beesha dhowaan ugu furmi doona cariga Mareykanka,waxaa sidoo kale Gudoomiyahu uu ka hadley dagaalada Muqdisho ka oconaya.
Halkaan ka dhagayso Waraysigii Riix |
|
| |
|