|
Must View:Dhismaha Qurbajoogta iyo Hanaankii lagu heshiiyey ee shirkii Columbus
|
|
Posted by Ohio Tuesday, June 02 @ 01:22:25 EDT
|
|
Hanaankaan halkaan ku sawran oo ah habkii lagu heshiiyey ee dhismaha qurbajoogta. Kaasoo ahaa mid si aad ah looga munaaqishooday, ka dibna la isku raacay. Waxaa kaloo mudnaan leh in la xusana u baahan waxgaradkii soo bandhigay, inkastoo si taxadar leh looga dooday, waxna laga badalay. C/wali Sh Ahmed oo ka yimid wadanka Masar, safar dheer iyo juhdi badanna ku bixiyey imaanshaha shirkaan ayuu ahaa aqoonyahankii soo bandhigay Masawirka halkaan ka muuqda. Hanaankaan lagu heshiiyey waxaa kaloo lagu qaybsan doonaa, guddi hoosaadyada laga dhisi doono deegaanada ama localada. Xildhibaan Nuur Cali Xasan (Nuur Gaab) ayuu ahaa waxgaradkii wax ka badalay, fikirkisana lagu qancay, masawrikii hore ee Dr C/wali Sh Axmed uu makii hore soo bandhigay.
Halkaan ka akhri Communiqe-ga riix
|
|
| |
Average Score: 5 Votes: 1

|
|
|