|
Waraysi: Dr Shaafici iyo cudurka Daacuunka B/dheere
|
|
Posted by Gedo Tuesday, April 08 @ 10:51:27 EDT
|
|
Dr shaafici oo aanu ka waraysanay cudurka daacuunka ee degmada B/dheere iyo isagoo ka waramaya waxa ay ilaa iyo hadda ka qabteen iyo siyaabaha looga hortago cudurka. Waraysigaas oo uu inoo daadihinayo wariyaha shabakadda Gedoweb u fadhiya gobolada jubooyinka Maxamed Xaashi Tawakal
Halkaan ka dhagayso waraysigii Riix |
|
| |
Average Score: 3 Votes: 2

|
|
|