|
Ibrahim Y. Faarax (I.Dheere) ,Soo Dhawayntii Xildhibaan Aadan Buulle iyo SDSI..
|
|
Posted by USA Monday, March 15 @ 19:25:58 EDT
|
|
Mudane Ibrahim Yuusuf Faarax (Ibraahim Dheere) oo xubin ka ah Guddiga ururka Beesha Sade ay ku midoobeen ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano SDSI (Somali Diaspora Support Initiative) ayaa waxaa waraystay Idaacadda Markableey ee saldhigeedu yahay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Ibraahim Dheere waxaa Waraysigaas ka qaaday Wariye Axmed Cumar Saalixi oo jooga magaalada Baardheere isla markaasna ah wakiilka Idaacadda Markabley.
Waraysigaas oo ku saabsanaa inta badan Soo dhawayn uu ururka SDSI uu u sameeyey Xildhibaan Aadan Buulle oo ka tirsan Dowladda KMG ah, isla markaasna booqasho gaaban ku yimid wadanka Maraykanka Magaalada Columbus, OHIO
waraysigaas oo dhinacyo badan taabanayo, waxaa ugu muhiimsan warbixin qiima badan oo mudane Ibraahim Dheere uu ka bixiyey ururka SDSI, waxqabadka iyo hindisaha fog ee uu ururku damacsan yahay.
Halkaan ka dhagayso waraysigii.... (MP3 Player)
|
|
| |
|