Gedoweb Online - Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtar Ku Dayasho Mudan by Garjeex

Contact us @ Gedoweb@gedoweb.com. >>>The Most Reliable News Network>>>>We Just Report


Waraysiyada iyo Maqaalada
 
Kooxda Qaylo Dhaan iyo Kawaankii Dadka



 

Daawo Video Cusub oo Ku Saabsan Socdaalkii Gudoomiye C/Nuur ee Holland








Waraysi: Dr Cabdi Shire iyo Buugiisa Cusub ee "Hogaaminta Wanaagsan"









Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtra Ku Dayasho Mudan by Garjeex







Saadaal Media oo hawada dib ugu soo noqday 



 
 
Wargayska Gogol 
AminArts
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Abaaqaroow
Adaltribune
AllBanadir
Alldalka
Allsomali
Allwadani
Allgedo.com
AllPuntland.Com
Allceeldheer
 Ambcom  aqaad.
Banadir City
.Bilansom.
Banadircity.net
BlueStar studio
Banadir
Banaadiri
BBC Somali
Biyokulule
Boramanews.com
Buuloburde
Buurhakaba
Baraawepost
.Puntlander

Caabudwaaq Online 
 Ceel-Cadde 
Calayaale
Cowslafil.com
Ceel-waaq
Carmooyin.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid 
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Doollo
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
.Galgaduudpost
Ganane
Godeynews
Gendershe.com
Gobeey
Geedoole
Gedonet
Gedoland
Goobjoog
.Ufurow
Hillaac.ne
Huriwaa
homelandmedia
Hiiraan
History of Banadir
Hamarey
Harardhere
Harowo.com
Halgan.Net
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
HorseedNet
 
iQraPress
Idamaale
Irinnews
 Ilays
Jowhar.com
Jammaame
Janaale
Jubanet
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis
Luuq.com
Luuq.Net
 
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Mudug online
Onkod
Qaranimo
Qaadisiya.com
Qorahay
Runta
 Somalitimes 
RSTV Online
Radio free Somalia
Radio Laascaan
Radio Banadir
Sahanradio.
 
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalia News
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen

Somalitimes
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
.Waagacusub
 Wordsom
Talowanaag
.Waayah
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
 
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Xurnimo
Xaraash

  
Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtar Ku Dayasho Mudan by Garjeex
Posted by Opinion
Wednesday, May 19 @ 01:58:28 EDT
Headline News Dr. A/risaaq A/laahi Wasame oo ka howlgala “Hadia Hospital” ee  degmada Caabud Waaq wuxuu ku dhashay degmada Dh/mareeb ee gobolka G/gaduud. Wuxuu waxbarashadiisii Hoose/Dhexe ku dhigtay isla degmadaas, waxbarashada dugsiga sarana wuxuu ku dhigtay iskuulka Raage Ugaas ee magaalada Muqdisho. Ka dib wuxuu ku biiray ardadii kuliyada caafimaadka ee jaamacada umadda Soomaaliyeed, ugu danbeyntiina wuxuu dhakhtarnimadiisa ku dhameystay wadanka Talyaaniga

Dr. A/risaaq waa nin deeqsi ah, xushmad badan, bashaash ah oo aadan ku caajiseyn la joogiisa. Waxaan shaki ku jirin Dr.A/risaaq iyo dhakhaatiir kale oo ka horeysayba in ay matali karaan riyadeydii ahayd “Sade Diaspora repatriating program”oo macnaheedu yahay in qurbajoogta reer Sade ay dalkii dib ugu laabtaan.

Erayadii Sangub, heestii ay qaadaysay Nakruuma, oo ay laheyd “In aan dibad lagu nagaan Qurbaha naxariisu ool ninkii nacabaan ogeyn ee dib baa loo noqonayaa, waa la noqonayaa”.

Walaalayaal, waxaad og tihiin in dadka dalkii ku haray labaatan-kii sanno ee la soo dhaafay aysan badankood dawlad la dhaqan ahayn, amaba aqoon iyo waaya’aragnimo shaqo aysan laheyn oo dalkii ay ku dhacday “Brain drain” tanoo ah in maskaxdii dalku Qurbaha aaday.

Mar kale Dr. A/risaaq iyo ragga la midka ah waa geesiyaal sababtoo ah marka wakhti adag la galo ayaa geesiyaashu soo baxaan, intanada badan oo dadweynaha ah waxaan la mid nahay reer Banuu Israa’iil oo ilaahay quraankiisa ku yiri waxaan u soo dejinay hilbo  saloolan , oo tanoo macnaheedu yahay in aan sugayno Isbitaalo iskood isu dhisa, Jaamacado iska diyaar ah, jidad iyo Ayrabooro isku qoofalan anagoon wax shaqo ah ka qaban adeegyadaasoo dhan oo aanan dalkii dib ugu laaban.


Ugu danbeyn walaalayaal, qofkii dalka ku laaban karoow waa joognay Qurbaha wakhti nagu filan, ee aanu dib u dhisno goboladeenii oo qofkii xirfad lahoow uga faa’iidee xirfadaada dadkaagii iyo dalkaagiiba.

"DATOORKII LA MAHADIYOOW
DADKIISA OO LA DAYACAY KII U DIIRNAXOOW
DUUMADU KOLKEEY LEYSAY KII DAAWEYNAYOOW
DADKA REER CAABUD-WAAQ KEY KU DIIRSADEEN
DUGSI AAN DARXUMO LAHEYN DAA’INKEEY KU GEE"

 

Wa Bilaahi Towfiiq.
 
Related Links
· More about Headline News
· News by Opinion


Most read story about Headline News:
QORSHE HORUMARIN G/GEDO ( oo ku socda Maamulka cusub) by A/rasak X/farax


Article Rating
Average Score: 0
Votes: 0

Please take a second and vote for this article:

Excellent
Very Good
Good
Regular
Bad


Options

 Printer Friendly Printer Friendly


All logos and trademarks in this site are property of Gedoweb Online. The comments are property of their posters, © 2005 by Gedoweb .
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 0.10 Seconds