Gedoweb Online - Magaalada Den Haag, Holland oo Looga Diyaargaroobay Soo Dhawaynta Madaxa SDSI

Contact us at Gedoweb@gedoweb.com. >>>The Most Reliable News Network>>>>We Just Report


Waraysiyada iyo Maqaalada


 

Daawo Video Cusub oo Ku Saabsan Socdaalkii Gudoomiye C/Nuur ee Holland








Waraysi: Dr Cabdi Shire iyo Buugiisa Cusub ee "Hogaaminta Wanaagsan"









Dr C/risaaq C/laahi Warsame, Dhakhtra Ku Dayasho Mudan by Garjeex







Saadaal Media oo hawada dib ugu soo noqday 



 
 
Wargayska Gogol 
AminArts
Arts Osman
Aflax.net
Alfaghistudio
Albakrioil.com
Abaaqaroow
Adaltribune
AllBanadir
Alldalka
Allsomali
Allwadani
Allgedo.com
AllPuntland.Com
Allceeldheer
 Ambcom  aqaad.
Banadir City
.Bilansom.
Banadircity.net
BlueStar studio
Banadir
Banaadiri
BBC Somali
Biyokulule
Boramanews.com
Buuloburde
Buurhakaba
Baraawepost
.Puntlander

Caabudwaaq Online 
 Ceel-Cadde 
Calayaale
Cowslafil.com
Ceel-waaq
Carmooyin.com
Dadnimo.com
Dailypuntland
Dulmidiid 
Dayniile
Dalka Somalia
Deeyoo
Dhagaxtuur
Doollo
Diilhare.com
Dulmane
Dhaqankahawiye
.Galgaduudpost
Ganane
Godeynews
Gendershe.com
Gobeey
Geedoole
Gedonet
Gedoland
Goobjoog
.Ufurow
Hillaac.ne
Huriwaa
homelandmedia
Hiiraan
History of Banadir
Hamarey
Harardhere
Harowo.com
Halgan.Net
Hornafrik
Hobyo-one
Heegan.net
HorseedNet
 
iQraPress
Idamaale
Irinnews
 Ilays
Jowhar.com
Jammaame
Janaale
Jubanet
Jijigawe
Kubadda
Kacdoon
Kulmis
Luuq.com
Luuq.Net
 
MarkaCadey.Net
Mareeg.com
Muqdisho Times
Midgaan.com
Midnimo.com
Moga University
Mudug online
Onkod
Qaranimo
Qaadisiya.com
Qorahay
Runta
 Somalitimes 
RSTV Online
Radio free Somalia
Radio Laascaan
Radio Banadir
Sahanradio.
 
Safariphone
Somali Swiss
SCC
Safka-hore
Shabelle.net
Somali Media
Somalia News
Somalitalk
SomaliNet
SomaliOz
Somali refu Yemen

Somalitimes
Somaliland today
Somalivoices
Somaliwide.com
Somali wide
SoomaaliNews
Somaliweyn
Somsports.com
.Waagacusub
 Wordsom
Talowanaag
.Waayah
Warqabad.com
Wabishabeele
Wariye
Widhwidh
Waxweyn
Wardheernews
Wadanka.com
 
XamarNet.Com*
Xamar Shop
Xararyaale
Xog-waran.com
Xurnimo
Xaraash

  
Magaalada Den Haag, Holland oo Looga Diyaargaroobay Soo Dhawaynta Madaxa SDSI
Posted by London
Sunday, May 23 @ 01:56:50 EDT
Headline News  
Jaaliyada Somaliyeed ee kasoo jeeda gobolada Galgaduud,Jubbooyinka iyo Gedo ayaa  ku dhawaqay xalay  gudi ka shaqeeya soo dhaweynta Guddoomiyaha SDSI iyo waqfigiisa,waxaana dhinaca kale ay sheegeen in imaanshaha Guddoomiye Abdinur Sheekh Abdisalaan Aw Maxamuud ay u tahay Sharaf weyn Jaaliyada Holland eek u mideysan ururkasi.


Gudiga la magacabay  oo yeeshey kulan saacado qaadanaya ayaa waxay ugu baaqeen dhamaan jaaliyada inay isku diyaariyan soo dhaweynta Wafdigaasi iyo Shirka uu la yeelanayo Jaaliyada oo dhaceysa  Maalinta Sabtida ah taariikhduna ay tahay 29-05-2010  waxaana uu ka dhacayaa shirkaasi Eden Babylon Hotel Den Haag ee ku yaala  qeybta kore ee Central Station Denhaag.

Guddoomiyaha ayaa waxa uu kasoo baxayaa Wadanka UK oo uu todobaadkan u Jogay shirar uu la qaadanayey Jaaliyada Gobolada Gedo,Jubbooyinka iyo Galgaduud,waxaana uu socdaalkiisa diirada ku saarayey xaalada Dalka Somalia iyo doorka ay ka qaadan karto Jalliyadaasi.

Abdinuur  Sheekh Abdisalaan Aw-Maxamuud ayaa tan iyo markii loo doortay Xilka Guddoomiyaha SDSI waxaa ka soo wareegay sanad,waxaana uu wax ka qabtay Siyaasada ururka ee Somalia iyo dibada iyo dhinaca waxbarashada.


Gudiga  qabanqaabada Soodhaweynta Gudomiyaha Ururka  SDSI

1) Xamza Xussen "Hanoolaato ( Guddoomiyaha SDSI ee Qaarada Yurub)
2) Cali Jamac  Cabdulle ( Cali kawaan)

3) Prof : Cabdi  Faarax (Gudomiyihii hore ee Jaamicadda Umadda ee Gahayr0

4) Yasiin Gelle

5) Maxamed Basaweyne

6) Cabdi Farax  Karedile

7) Cabdiweli  Xusen Garbacune

8) Mahad Maxamud Shire

9) Suldaan Nuur Shire

10) Xasan Maxamed Abuukar.


Waqtiga:  Shirka u furmayo  2 :00pm
Sabtida    29/05/2010
Eden Babylon Hotel Den Haag
Adreska:  bezuidenhoutseweg 53
Postcode: 2594 AC Denhaag
The Hague  Netherlands








 
Related Links
· More about Headline News
· News by London


Most read story about Headline News:
QORSHE HORUMARIN G/GEDO ( oo ku socda Maamulka cusub) by A/rasak X/farax


Article Rating
Average Score: 0
Votes: 0

Please take a second and vote for this article:

Excellent
Very Good
Good
Regular
Bad


Options

 Printer Friendly Printer Friendly


All logos and trademarks in this site are property of Gedoweb Online. The comments are property of their posters, © 2005 by Gedoweb .
PHP-Nuke Copyright © 2005 by Francisco Burzi. This is free software, and you may redistribute it under the GPL. PHP-Nuke comes with absolutely no warranty, for details, see the license.
Page Generation: 0.18 Seconds